Gacan ku dhiiglayaal Qirtay Dilkii Marxuumad Nafiiso Cusmaan oo nabadsugiddu soo bandhigtay

  Ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay labo dhalinyaro ah oo markii la qabtqy qirtay in aay ka dambeeyeen dilkii Marxuumad Nafiiso Salaad oo ahayd Gabar dhalinyaro ah oo oo dhawaan ka qalinjabisay   Jaamacadda UNISO,Marxuumadaas waxaa lagala baxay gurigeeda oo ku yaal xaafadda yaqshiid  lixdii bishaan  waxaana lagu toogtay banaanka gurigeeda iyadoo waalidkeed aay ka … Continue reading Gacan ku dhiiglayaal Qirtay Dilkii Marxuumad Nafiiso Cusmaan oo nabadsugiddu soo bandhigtay